Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar cusub oo taabanaya dhoofinta dhuxusha, oo ay hore Qaramada Midoobay ugu soo rogtay cunaqabatayno kala duwan.Qaraarkan cusub ayaa lagu sheegay, “in…
2023
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo abaabulka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka wada Sh/Dhexe
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo wada abaabulka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa maanta booqasho ku tagay deegaanka Guulane ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.Madaxweynaha oo socdaalkaan booqashada ah…
Wararka aan ka heleyno Garoonka diyaaradaha magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka Garoonkaasi ay xirteen rag hubeysan oo maleeshiyaad ah.Ragga hubaysan…
Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Morocco ayaa maanta sabti ah sheegtay inay 296 qof ku geeriyoodeen Dhul-gariir abaarihii 11:12 daqiiqo ee fiidkii xalay ka dhacay Bartamaha dalkaasi.Telefishinka Dowladda Morocco ayaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar, kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo uu halkaas tababar uga soconayo.Ra’iisul…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii ay booqasho rasmi ah ku tageen dalka Qatar.Xamsa…









