
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa Bulshada degaanka degaanka Tardo ee gobolka Hiiraan u balan qaaday in wax laga Qaban doono baahiyaha ay soo gudbiyeen.
Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa maamulka iyo shacabka labada deeggaan ee Mooro-Arri iyo Tardo ugu mahadceliyay soo dhaweynta ay wafdigiisa u sameeyeen.