Kulan Ammaanka Caasimadda looga hadlay ayaa waxaa iskugu yimid hay’adaha Amniga Heer Federaal iyo maamulka gobolka Banaadir written by Warsan Radio 04/08/2024 Kulan Ammaanka Caasimadda looga hadlay ayaa waxaa iskugu yimid hay’adaha Amniga Heer Federaal iyo maamulka gobolka Banaadir kaas oo ka qabsoomay Xarunta Taliska Booliska Soomaaliyeed .Kulankaan ayaa waxaa shir gudoominayay Wasiirka Wasaaradda Amniga Cabdullaahi Sheekh Cismaan Fartaag, waxaana ka qeyb galay Taliyaha Ciiidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto. Sulub Axmed Firin, Agaasimaha hey’adda Nabad Suggidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe iyo Guddoomiyaha gobolka Banadir Ahna duqa magaaladda Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale.Inta badan kulanka intuu socday waxaa looga haddlay xaalada Amniga ee Caasimadda iyo sidii loo sii xoojin lahaa, iyadoo ay hadalka iskaga danbeeyeen madaxdii kulanka kasoo qaybgashay. Kulan Ammaanka Caasimadda looga hadlay ayaa waxaa iskugu yimid hay’adaha Amniga Heer Federaal iyo maamulka gobolka Banaadir was last modified: August 4th, 2024 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Colaaddii ka taagneyd Degmada Luuq ee Gobolka Gedo oo lasoo afjaray. next post Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah kgs ayaa Maanta xarunta Guddiga kusoo dhoweeyay wafdi ka socodey Machadka Tababarada Qaranka. You may also like Afhayeenka Xukuumadda oo beeniyay in qodobada lagu heshiiyay shirka Muqdisho 23/05/2021 Madaxwaynaha Ruushka oo amar ku aadan Ukrain siiyay Ciidamadiisa 22/02/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 14/11/2021 Dad badan oo lagu dilay galbeedka Itoobiya 24/12/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan 07/07/2022 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 23/09/2017 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 19/01/2021 Muxuu Yahay Meeqaamka Sare Ee Mareykanka U Aqoonsaday Dalka Qatar? 01/02/2022 Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar 07/08/2022 Somalia: Respect for human rights vital for future elections – UN report 14/08/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.