Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti written by Warsan Radio 30/10/2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Dileyta Maxamed Dileyta oo soo gaaray magaalada Muqdisho.Madaxweynaha ayaa tilmaamay ahmiyadda ay u leedahay labada dal ee Jabuuti iyo Soomaaliya iskaashi diblomaasiyadeed, iyo ka shaqeynta wax wada qabsi wadajir ah, taas oo Gobolka u horseedi karta horumar, is ixtiraam, amni, nabad iyo xasillooni waarta. Dhankiisa Guddoomiye Dileyta Maxamed ayaa shacabka iyo dowlad uga mahadceliyey soo dhaweynta diiran, isaga oo bogaadiyey guulaha ay ku tallaabsatay dowladda Federaalka Soomaaliya. Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti was last modified: October 30th, 2024 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeeray xarunta lagu diyaarinayo qoraalka Qorshaha Isbeddelka Qaranka. next post Muuse Biixi oo Aqbalay in Natiijadii laga soo saaray doorashadii looga guulaystay You may also like Sawiro;-Olole Nadaafadeed Oo Maanta Laga Sameeyey Deegaan Numbar Konton Ee Gobolka Shabeelaha Hoose 30/08/2022 DHAGEYSO :WASIIRKA MAALIYADA KGS OO BAYDHABO DIB UGU SOO LAABTEY KA DIB SAFARKIISI ITOOBIYA . 31/03/2019 Wasiirka amniga iyo Saraakiisha ATMIS oo ka shiray ammaanka Koofur Galbeed 02/08/2023 Qarax ka dhacay duleedka Balcad & khasaaro ka dhashay 09/06/2022 Dowxa: Teliyaha NISA iyo Teliyaha Hogaanka Dabagalka Siyaasiyiinta oo Gaarey Dalka Qatar. 26/09/2020 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 26/05/2022 Galmudug oo soo saartay Jadwalka doorashada Saddex Kursi 14/03/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 08/02/2020 Askar ku dhimatay qarax ka dhacay Galgala 08/10/2022 Dhageyso Warka Habeenimo Afka Maayga Ee Radio Warsan Magaalada Baydhabo. 09/08/2016 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.