Baarlamaanka Labada Aqal oo ansixiyay Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya written by Warsan Radio 20/11/2024 Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan wadajir ah ayaa ansixiyay Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.Xildhibaanada kulanka soo xaadiray ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xeerkaan, waxaana ogolaatay 177 Xildhibaan, hal Xildhibaan ayaa ka aamusay, mana jirin xildhibaan diiday. Baarlamaanka Labada Aqal oo ansixiyay Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya was last modified: November 20th, 2024 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Muuse Biixi oo Aqbalay in Natiijadii laga soo saaray doorashadii looga guulaystay next post Denmark oo sheegtay in Soomaaliland u aragto qayb ka tirsan Soomaaliya You may also like Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo muqdisho ku geeriyooday iyo Madaxda Dowladda oo ka Tacsiyaysay 17/02/2021 Gudoomiyaha golaha shacbaka iyo Madaxweynaha Koofur galbeed oo kulan la yeeshay Xildhibaanada ka soo jeeda KG 21/09/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 30/08/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Barbaarta iyo Nabada Qeybtiisa 2aad 18/02/2025 Wasaaradda Diinta & Awqaafta oo war ka soo saartay maalmaha Ciidda 20/05/2020 wararkii Caawa ee Warsanradio ee magaalada beydhabo. 06/09/2016 Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Guddoomiye Cusub U Magacaabay Gobolka Shabeelaha Hoose 16/11/2020 Burcad-badeed Soomaali ah oo Weerartay Markab Shidaal oo gacanta lagu dhigay 12/05/2024 (SAWIRO): Bannaanbaxyo looga soo horjeeday Nuqulo Kitaabka Qur’aanka ee la gubay oo dhacay 25/01/2023 Hey’adda UNHCR oo War Ka Soo Saartay Fatahaadaha Webiyada Soomaaliya 08/08/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.