
Todobaadkan Barnaamijka Waxa uu ku Saabsan yahay Caadooyinka dhaqanka ee ka hortaagan in dhalinyaradu kaalin ku yeeshaan dadaalada nabad dhisida somaliya
Barnamijka waxaa diyaarisay Radio Warsan iyo BBC Media Action waxaana maalgelisay Midowga Yurub (European Union).