Sahra Axmed, mid ka mid ah 10-ka gabdhood ee tartanka sheeko-sameynta Bilan Media ku guuleystay, ayaa sheegtay in tartanku u kordhiyay kalsoonida ay sheeko madax-bannaan ku diyaarin karto.