
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa maanta soo saaray xeer Madaxweyne oo tirsigiisu yahay Lr. 299, kaas oo lagu magacaabay Wasiirro, Wasiir-dowle iyo Wasiir ku-xigeenno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Fulinta ee Galmudug.
Magacaabistan ayaa timid ka dib markii uu Madaxweynuhu tixgeliyay baahida loo qabo in la dardargeliyo howlaha xafiisyada dowladda, isagoo eegaya aqoonta iyo waayo-aragnimada xubnaha la magacaabay, ka dibna uu la tashaday Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug.
Hoos ka akhriso wareegtada

