Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku baaqay in si wanaagsan loogu diyaar-garoobo roobabka xilliga Deyrta, iyadoo digniino laga bixinayo saameyn ka dhalan…
2026
Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku yeeshay kulan looga hadlay amniga iyo horumarinta bulshada.
Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed ayaa kulan uu shir guddoomiyay Hoggaamiyaha maamulka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ku yeeshay Madaxtooyada magaalada Baydhabo. Shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga…
Mustafe cagjar oo Jabhada ONLF ku eedeeyay in ay rabto in ay deegaanka qalalaase galiso
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar, ayaa si adag u dhaliilay siyaasadda Jabhadda Xoreynta Ogaadeeniya (ONLF), kaddib markii garab ka tirsan ururka uu sheegay inay suuragal tahay in…
Wasiir Cabdi Fataax Qaasim oo ka hadLay xaaladda siyaasadeed dalka, dooroshooyinka, amniga iyo xiriirka Itoobiya wareysi uu siiyay telefishinka Alcarabiya.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda siyaasadeed ee dalka, dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada, xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya iyo mowqifka dowladda ee ilaalinta midnimada iyo madaxbannaanida dalka, iyo…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane cabdu qaadir maxamed nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdulfataax Qaasim Maxamuud iyo madaxkale ayaa ka hadlay muhiimadda xiriirka taariikhiga ah…
Wasiiru-dowlaha Waxbarashada: Cilmi-baaristu waxay door weyn ka qaadatay horumarka waxbarashada Soomaaliya.
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya, Marwo Nuura Mustaf Muqtaar, ayaa sheegtay in cilmi-baaristu ay door weyn oo muuqda ka qaadatay horumarka iyo tayada waxbarashada dalka. Marwo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka…










