Abwaan Xuseen Nuur Maxamed oo laayaqano Jaamis ayaa waxa uu wareysi uu Siiyey warbaxinta KGS Xafiskeedi Magalada Baydhabo waxana Uu ka ga sheekeeyey Taariikh Nolal Leedkiisa iyo sida uu u arko abwaan soamliya hada Mar xalada ay mareyso. Waxana Sidoo kale Ka sheekeyneaa 4 madaxweyno oo Fiican iyo 4 Madaxweyne oo iyagana so Marey soomaaliya ugu xumaa waxan abwanka Geeraaro uu ku baraarujineyo Bulshada soomaaliyeed ayuu Aad u tirey oo hambaarsan murti wakan abwanka oo an kula Kulmey Madaxtooyada Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed Soamliya waxana na dhahamartey Sheekadan
W/Q/ wariye Feysal Dhayow Xuseen