madaxweynaha KG oo daah furay aqoon isweydaarsi shaqaalaha wasaarada ha MKGS
1=aqoon isweydaarsi oo uu kaqey galay madaxweynnaha KG
ayaa waxaa loo furay qaar kamid shaqaalaha wasaaradaha kala
duwan ee MKGS
2=qaar kamid beelahaa dega gobolada KGS ayaa
madaxweynaha KGS ugu baageen in uusan ku deg degin soo
dhisida maamul gobol iyo degmo
3=ugaas ahmed haji Hassan oo kamid ah wax garadka
kudhaqan baydhabo ayaa kahadlay dib udhaca ku yimid soo
xulista baarlamaanka KGs
4=maamulka degmada xudur ee bakool oo kahadlay mashaariic
degmada laga hergeliyey mar kii ugu horeysay
5=aqoonyahanada degmada afgooye ayaa kulan ay ku
yeesheen degmasi ugu hadlay arimo ay kamid tahay isbitaalka
degmada afgooye ee gobolka shabelada hoose