Baydhabo–(WSR)–Afhayeenka Odiyaasha Dhaqanka Konfur Galbeed Soomaaliya Malaaq Deerow Cali Ka War Bixiyey ayaa wuxuu sheegay inu si ugu dhaqsi ah loo soo xulidoono hadana waxaan ku jirnaa dib u heshiis is fahan ah.
Hoos Ka Dhageyso Codka Afhaayeenka Malaaq Deerow