AFGOOYE–WSR–Wareysi Aanu Layeelana prof. Maxamed Cumar Dalxa Qaabka Xulista Xilabanad Konfur Galbeed Soomaaliya inkast aan ognahay in ay jirto dhaliilo badan, xilabaanka ayuu wuxuu yiri marka hore waan soo dhawaynayaa xulista xilabaanada la gu dhisaayo magalada baydhabo anigu waxaan qabaa in si adalad ah loo soo xulow si ay u hergalo rabitanka shacabka reer konfur galbeed soomaaliya ..
HOOS KA DHAGEYSO CODKA Prof. Maxamed Cumar Dalxa
QIIBTII 2 AAD Prof. Maxamed Cumar Dalxa
QIIBTII 3 AAD Prof. Maxamed Cumar Dalxa