Xil Wareejintan Ayaa aheyd Mid Ka duwan Kuwii Hore Waxaa La wareejin Jirey Documents Ay Ku Cadyihiin Wixii Agab Ahaa wazaarada heysey iyagoo tira koobkooda Ku jira Fiilal
Balse Mida Maanta waxey aheyd mid itusi itaabsii ah oo alaabta mid mid loo kala tirsadey taasoo markii ugu horeysey uu sameeyey Agaasimihii Hore ee Wazaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka KGS.
Xil Wareejinta Ayaa Ka dhacdey Gudaha Xarunta Madaxtooyada Kgs iyadoona Goob jog ay Ka ahaayeen Waziir ku xigeenka Cusub ee Wazaarada Gar gaarka iyo agaasimaha xilka wareejineyey .
Liibaan Shuukh Shuceyb Agaasimihii Hore ee Wazaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Kgs oo xil wareejinta ka dib warbaahinta u sheegey in midani ay tahay hanaanka dowlad nimo hantida dowladana ay tahay midan lagu takri fali Karin oo xafidid u baahan markii la wareejinayana ay haboontahay in dhamaan agabka wazaaradaha si muuqata loo wareejiyo .