Baydhabo–(WSR)–Waxaa warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya war bixin siisey raabaco sheekh nuur oo kamid ah baarlamaanka soomaaaliya ayagoo wafuudaas hur kaceysey wazaarada haweenka ayaa safar kooda ku saabsanaa si ay u helaan haweenka xaquuqda ay lahasyeen waxaa ay tiri haweenka ma u sheegan karaan dhibkooda marka ay la kulmaan ama soofood saarto dhanka baarista.