Af hayeenka madaxweenaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya abdikadir nadaara oo maanta ka war bixiyey safarkii ku tagey gobolka shabeelada hoose gaar ahaan magaalada Marka madaxweenha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya shariif xasan sheekh aadan ayaa maanta safar gaaban ku tagey magaalada marka afhayeenka abdikadir cashra nadara ayaa yuri ula jeedkiisa ayaa ah sida loo ogaan lahaa xaalada nolaleed iyo iskaashi uga dhaxmari lahaa ciidanka amisom iyo dadweenaha ku dhaqan magaalada marka si amaanka loo sugi lahaa isla markaa gooxda nabad diida looga xureen lahaa magaalada iyo guud ahaan shabeelada hoose.
Inta oo joogey ayaa madaxweenaha wuxuu la kulmey odayaasha magaalada, saraakiisha amisom iyo bulsha weenta ku dhaqan magaalada marka.
Madaxweenaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa booqasho ku tagey dhamaan gobolka shabeelada hoose degmooyinka hoosta taga safarkiisa ayaa waxaa ku wehliya waziiro, xildhibaano,odayaasha dhaqanka iyo saraakiil ka socotey amisom.
Uga danbeentii ayaa sheegey af hayeenka madaxweenha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya mudane Abdikadir cashra nadara si aad looga soo dhaweeyey madaxweenha iyo wufoodii lasocotey.