Baydhabo–(WSR)–mar aanu la kulanay ama wareysi layeelanay agaasimaha shirkada diyaaradah ka sheqay gobalada dalka soomaaliya gaar ahaan gobalka baay ay tahay xaruuntooda labaad taransom] Cabdikariin Xaji xasnow madnuur ayaa noo sheegay inay samayeen qiima jabis,, si ay dadka danyerta ah uga faciidaystaan duulamaadka diyaaradaha imaanaayo bagaalada baydhabo janaay..