Maamulka degmada berdaale ee gobolka Bay ayaa waxaa ka warbixiyay xaalada caafimaad ee ka jirta degmadaasi.
Kuxigeennka arimaha bulshada berdale oo wareystey Cali Ilyes Cabdullahi ayaa waxaa u sheegay inuu jira cuduro ka dhacay wayeelada iyo caruurta oo dad badana u dhinteen.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Wareysiga.