Shirka Olalaha Wacgilinta oo socday Mudo Sedex maalin ka socday Magaalada Baydhaba lagu soo gabgabeeyey isla markaana goobjoog ahaayeen qeybaha kal duwan Bulshada waxaa sedexdii maalin lais dhafsaday xogo ku aadan Halka uu marayo qabya qoraalka Dastuurka dalka isla markaana U xayiranayahay Dastuurka oo ubaahan in wada xaajood badan laga yeesho shacabkkuna ogaal bnadan laga siiyo si fikrahaooda uga biiryaan qodobada Mugdiga kujira si Dastuurka loo soo gabgabeeyo loona gaarsiiyo in Afti Dadweyne loo qaaday isla markaana u noqdo mid abuuri kara jawi siyaasadeed oo degan waxaa marka shirka soo dhamaaaday Arlaadi Sharaxaad dheeri ah siiyay Agsimaha Waaxda Arimaha Wacgilinta Bulshada Wasaarada Arimaha Dastuurka Dowlada Federaalka Somalia wuxuuna Shirkaan Ku tilmamay in Shacabka Reer Baydhabao kuwa Afkaaro Muhiim ah Kubiiriyeen Dastuurka Doodiisa Sedex Maalin Ku Socotay Magaalada Baydhaba.
You may also like
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mamnuucay Howlahewda warbaahineed sids CNN, MS NOW iyo shabakada Politico.
September 22, 2026Soomaaliya iyo Shiinaha oo adkeeyay xiriirka diblomaasiyadeed ee muddo lix iyo toban sano ka badan soo jiray
September 22, 2026
Qaxootiga Yemeniyiinta ee Jabuuti oo sii kordhaya, iyadoo dagaalladu ka socdaan xeebaha Badda Cas.
September 22, 2026
Dowladda Koonfur Galbeed oo ka shirtay u diyaar-garowga saameynta El Niño ku soo wajahan geeska afrika.
September 22, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ka daahfuray Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya.
September 21, 2026
Kulan looga hadlay dardargelinta iyo horumarinta waxbarashada caruurta yar ibtidaa iga deegaanada koonfur galbeed oo lagu qabtay baraawe.
September 20, 2026
Xoogaga Ukraine ayaa qaadday weerarkii ugu ballaarnaa abid ee gudaha Ruushka, iyadoo doorashooyin socdaan – BBC World service
September 20, 2026

