Wareeysi dhinacyo badan taabanaayo ayaa waxaa waryaheeyna ku sugan gobolka shabeelada Hoose wareesi la sheeshtey af-hayeeenka odayaasha dhaqanka koonfur galbeed soomaaliya malaaq deerow malaaq yacquub uga warbixiyey doorashadii uu yeelan lahaa dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa sheegey af-hayeenka in meel fiican u mareeyaan oo qof walba ama degmo walba in ay heli doonto xaqeeyda sidoo kale wuxuu ku siidarey mar asigoo ka hadlaayey soodaahintaanka ay soodaaheeyn lagana rabey in hal bil ku soo dhisaan ayaa sheegey in qeeybinta middo ka qaaadatey sidoo kale qabiilada dowlada hoose aysan ka helin baarlamaan ay ka helaan dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya, sidookale ayuu wuxuu sheegey af-hayeenka odayaasha dhaqanka malaaq deerow in ciida soo hoos kashey oo odayaasha qaar ay ku maqanyihiin shabeelada hoose qaar kale ay ku maqanyihiin magaalada muqdisho ay sugeeyaan bari qaar kalena ay sugeeyaan maalinta sabtiga ah.
Sidookale af-hayeenka ayaa wax laga weeydiyey dagaalka ka socodo shabeelada hoose oo odayaal ku sugan ilaa hada oo marwalba odayaasha ka baxayaan magaalada baydhabao qaar kale ay uga imaanaayen magaalada muqdisho oo haatan xal laga kaarey lawada qabiil oo isku heesto.
Sidoo kale ayaa waxaa uga baaqey dhalanyarada dagaalka ku jiro in ay ka joogaan dagaal 20 jir ayaa ki dhinto mooyaaane 20 kuma dhashto oo wax qeer ay sameeyaan ayuu yiri malaaq deerow dhanka kale ayaa wuxuu uga baaqey gabacsada lawada dbinac in taa kuleenta ay meelo wanaagsan ku bixiyaan sida masaajid la dhisaayo, isbitaalo, schooolo iyo meelo kale wax qeer laga helaaayo.