tartanka caawa oo ahaa mid ka duwan sidee habeenadii horey ayaa waxa ku tartamayey 4 xaafadood waxan qeybat koowad isku arkay xaafadaha kala ah Horseed (B) iyo Isha A. tartanka oo lahaa xiiso gaarah ayaa waxaa Tartamayaasha lawaydiiyey min Todoba su’aal waxaan xaafada Isha A aya latimaadday 8 dhibcood halka ay xaafada Horseed (B) la’imaaday 14 dhibcood taasi oo ka dhigaysa in ay tartanka isaga hartay Isha A . qeybta labaad waxa is arkaya Daarusalaam B iyo Deynuunay A.
Xaafada Isha A oo Tartan aqoonedki ka hartey
previous post