Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed gaar ahaan Golaha guurtida Koonfur Gabeed ee uu
fadhigoodu yahay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay ayaa gudbiyey xilabaanada qaarkooda sada noo xaqiijiyey afhaayeenka odiyaash malaaq deerow
xubinimada baarlamaanka Koonfur Galbeed si ay usoo
xulaan xubnihii ka mid noqon lahaa
baarlamaanka maamulka KMG ah Koonfur Galbeed soomaaliya.
00 hada ay hal sano u buuxsantay ayaanan lahayn wax baarlamaan ah marka laga reebo golaha wasiirada 00 iyaga qabto howsha badankeed.
odayaasha dhaqanka looga baahanyahay may kusoo gudbiyaan xubnihii uga midka noqon lahaa
baarlamaanka Koonfur Galbeed ayada oo ay magaalada Baydhaba si xowli ah ugga socoto S00
xulista xildhibaanada baarlamaanka Koonfur Galbeed.