AFGOOYE–(WSR)–gudoomiyaha Degmada afgooye gobalka sh/hoose C/qani Yusuf Axmed wareysi siyey warbahinta KGS ayuu waxaa ka war bixiyey Wabiga Shabelle, ayaa kusoo fatahay degmada Afgooye iyo degmooyin kale, waxaana uu geystay Khasaaro badan oo dhinaca wax soo saarka Beeraha, Xoolaha iyo deegaankaba.
Gudoomiyaha degmada afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose, Cabdiqani , oo u waramayay Warbaahinta KGS , ayaa sheegay, in Wabiga Shabelle uu wado fatahaad Xoog leh,
Hoos ka dhageyso codka.