Xildhibaan Dalxa Oo Ka Hadlay maamulada somaliya
-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kahadley sida u socdan maamulada dalka laga xergaliyey .
Hadalka Xildhibaanka ayaa waxuu imaanayaa Xili Muddooyinkan dambe ay cabasho ka soo yeereysay maamulka koonfur galbed,