Barnaamijkaan ayaa aha mid maalin walbo aad Idaacada ka dhageysataan waxana ku soo qaadaneynaa Arimaha caalamka iyo Aduunka wixii ka cusub Maanta.Barnaamijka waxa daadihinaayey Wariye Muxidiin Xusni waxan ka qeyb galey Shukri Bidhaan iyo Abwaan Weerow.
Hoos ka dhageyso Barnaamijka.