Mudane Guurow oo aanu Ka Wareysanay Xaladada Gobalka Bakool ee 5 Degmo Miyaa ama 7 Horta guurow ayaa noo faafahiye inta degmatahay gobalka bakool beriyahaan waxaa soo baxyaa qolsheegaysa inay ay tahay bakool 8 degmo waayo hadii ay jireen 5 degmo hada 3 degmo dheeri ah la soo sheegaayo maxaa nagu waa jib ah wareysi ku saabsan degmooyinkaas waa kan dhageyso.
1 comment
Please make it as Mobile, somehow most of the “wareysida” sida aad U soo gelisaan mobile ma laga dhageysan karo.
Thanks.