Qeybtaan waxay ka sheekaynaysaa dalinyaradii deegaanka oo kulamo ku yeeshay deegaanka kulamadoodana ugu Hadley Hormarka deegaaanka qudbadona la jeediyey kulankooda.
Ruqiyo sheekh Cabdi oo hormuud u ah dhalinyarada deegaanka reer Barnabad degow ayaa qudbad dhiirigelin ah u jeedisay dhalinyarada iyo dadkii ka qayb galay kulankii weynaa ee deegaanku ka dhacay.
previous post

