wareysi dhinaca badan taabanaayo aanu la yeelanay Gudoomiyaha degmada tiyeeglow Fodcade gudoomiyaha ayaan waxaan ka wareysanay xalada degaanka ku suganyahay asigoo ku tilmaamay inay ay san jirin xaruun cafimaad ka hoolgsha dhinaca cafimaadka aad ayey uga liidata degamada tiyeeglow dowlada KGS, IYO Tan dhaxba iyo jalidaha waxaan ugu baaqaynaan inay ay ka soogaaraan cafimaad darada ka jirta degaanka teglow dhamaan waxaan uga baaqayaan inta kor ku soo xusnay sideg deg ah hala la soogaaro arimaha bulshada iyo waxa barasho iyo tan caafimaad qayla dhaankeena wuxuu ku cadanyahay dhamaantoda daliyada ka soojeeda degaanka iyo dowlada gobaleed ka iyo tandhaxba