warbixin ku saabsan magaalada baydhabo janaay ayaa inoo sii diyaariyey war yaheena ku sugan magaalada baydhabo janaay wariye xusni hadaba magaaalada waa magaalo ceenkee maxaa lagu xasuustaa intee ku taalaa dadka dhaqankooda waa sidee intaas iy in kabadan ayaa war yaheena inoo sii diyaariyey asigoo waqti badan ka liyey, baydhabo waxey ku talaa qurac dhaca koonfureed ee soomaaliya waxeyna ku fadhisaa dhul lagu qiyaasey15km isku wareeg ah jawiga heer kulka waxaa lagu qiyaasaa inta u dhaxeysa30 ilaa 20 degrii magaalada waxaa ku wareegsan dhul beereed iskuwada jira kuwa qudaarta ka soo kudo iyo qaar kale dalaga ah ooo magaalada laga isticmaaalo inta bada n waxaa u qeebsamaan dadka ku nool kuwa xooolatey ah iyo beeraley waxaa ay soomartey marxalo kala duwan kuwaasoo iskuwada jira in dagaalo saameeyey dhimasho bara kac iyo boob loogeesto magaalada sida lagu yaqaano hadii xoogoo nabad hesho waxaa dib u soobilaawanaayo dhismihii iyo hurmakii sida lagu yaqiines magaalada ayaa waxaa caan ku tahay baydhabo janaay oo isha biyaha ka soo burqadaan sanadaan dame hurmaka magaalada yaa ah mid lataaban karo marka aad ka eegto dhanka waxbarashada , caafimaadka dib u dhiska kuraha wadooyinka burbursan iyo xarumaha dowlada haatan ka dhisan marka kur aad ka eegto waxaa dareemeysaa hurmar ween iyo ganacsiga oo haatan balaaran mar uu ka hadlaayey gadoomiha Baydhabo ayaa sheegey in hurmar ween ay tilaaabsatey magaalada wxuu yiri gadoomiye watiir wax walba oo hurmar ah waxaa aldhihi karaa dowlada iyo shacabkooda ayaa hurmood ka ahaa nabadkaliyada axaa sidoo kale asbaab u ah ayyuu yiri gadoomiye watiir oo la furey goobo lagu ciyaaro intaan iyo in kabada nhadii aad rabto waxaa sitoos u dhagesan gartaa wariha ka soo diyaariyey arimaha magaalad baydhabo