Dhageyso Su’aal weydiints qeybtii 2aad ee Qabiirka Barnaamijka Beeraha waxan maanta ka jawaabney qaar ka mid ah su’aalihii beeralayda nasoo waydiiyeen iyo qadka telefoonka aan u furney dhagaystayaasha waxaana barnaamijka marti noogu ah Abdisamad C/llahi Hood oo ah qabiir ku taqasusay beerah,Barnaamijka ayaa waxaa soo saartey Hayada Qaramada Midoowe u qaabelsan cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacada Warsan
Dhageyso:-Su’aal weydiinta qeybtii 2aad ee Qabiirka Barnaamijka Beeraha
previous post