Madaxweyne Ku-Xigeenada Galmudug Iyo Jubbaland Oo Maanta Ku Kulmay Muqdisho written by Warsan Radio 11/05/2022 Madaxweyne ku-xigeenada dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan iyo Cali Daahir Ciid ayaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo ay ku sugan yihiin.Labada Madaxweyne ku-xigeen ayaa kulankooda uga wada hadlay Arrimo dhowr ah oo kamid yihiin xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo Iskaashiga ka dhexeeya labada maamul ee Galmudug iyo Jubbaland.Sidoo kale waxaa ay ka wada arrinsadeen doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee 15-ka bishaan May ka dhaceysa Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho.Madaxweyne ku-xigeenada dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan iyo Cali Daahir Ciid ayaa maalmo kahor yimid Muqdisho, iyagoona u soo gaaray ka qeyb galka doorashada Madaxweynaha dowladda Federaalka. Madaxweyne Ku-Xigeenada Galmudug Iyo Jubbaland Oo Maanta Ku Kulmay Muqdisho was last modified: May 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Hadal-Jeedinta Musharaxiinta Madaxweynaha Ee Maalinta 1-Aad Oo Soo Idlaatay next post Amiirka Dowladda Qatar Oo Booqasho Ku Tagaya Tehran Iyo Xogta Safarkiisa You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 07/09/2019 Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre: “Dhamaystirka dhismaha Galmudug waxay fursad inoo siineysaa dhameystirka dagaalka aan kula jirno khawaarijta, iyo inaan dalka ka xoreeyno” 05/07/2019 Wararkii U danbeeyay Qarax iyo weerar wada socda oo goor dhaw lagu qaaday Hoteel Afrik ee magaalada Muqdisho 31/01/2021 Dhageyso:-Wax ka ogow xaalada Magaalada Baydhabo maanta ay ku sugan tahay ? 30/11/2018 daawo sawirada Madaxweyne sharif xasan sheekh iyo wafdi KGS ayaa maanta booqasho kutagey degmada waajid 05/05/2017 Xukuumadda oo magacawday guddiga qabanqaabada maalmaha xorriyadda ee dalka 05/01/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Beeraha Qeybta 10 27/02/2022 Tiradii dadkii ugu badnaa ee Cudurka Ebola Ugu Geeriyooday Dalka Uganda 02/10/2022 Dhageyso: Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 13/02/2023 Dhageyso: Barnaamijka Haweenka Idaacada warrsan 25/05/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.