Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ugu baaqay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in ay usoo gudbiyaan Musharax kaste halka qof ee codadka u tirinaya doorashada berri ka dhici doonto teendhada Afisiyooni.Baaqa Guddiga ayaa siddaan u qornaa:Dhammaan Musharraxiinta Madaxwaynaha JFS waxaa laga codsanayaa in ay ka soo jawaabaan codsiga Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo ah in Musharrax kasta Guddiga u soo gudbiyo xubinta u tirinaysa codadka.Musharraxii ku soo gudbin waaya waqtiga loo qabtay uma suurta gali doonto in uu hoolka doorashada soo galo qofka la socdaFG: Waqtiga kamadanbaysta ah ee soo gudbinta magacyada waa 12:30am (duhurnimo) ee maanta. Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DEG DEG: Booliska Soomaaliya Oo Bandow Kusoo Rogay Magaalada Muqdisho next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Raysal wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Guddiga Doorashada heer Fedaraal 23/07/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan 09/10/2018 Maxaa looga hadlay wadahadalkii dhexmaray Erdogan iyo Zelenskyy? 26/03/2022 Akhriso:-Qarax ka dhacay Paris oo geystey dhimasho iyo dhaawac 12/01/2019 Dhageyso: Kulanka gudoomiyaasha xaafadaha baydhabo oo looga hadlay wacyi galinta iyo kawada qeyb qaadashada hormarka iyo nadaafada baydhabo. 11/01/2020 Sacuudiga oo shaaciyay xilliga ay dadka ajnabiga ah tegi karaan cumrada 04/10/2020 Booliska Dalka Uganda oo faah faahin ka bixiyay qaraxyadii shalay ka dhacay Kampala . 17/11/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 21/10/2021 Dhageyso Wareysi MadaxweynahaDowladaGoboleedka KGS shariifxasan sheikh 21/02/2017 Ciidamada dowladda oo furay Wadooyin ay go,doomiyeen Shabaab 07/05/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.