Wararkii ugu dambeeyay weerar askar lagu laayay oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe written by Warsan Radio 21/05/2022 Lix askari ayaa lagu dilay weerar kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaadeen bar koontarool oo ku taala waddada ka baxda degmada Balcad ee aada magaalada Jowhar.Dad ku sugan Balcad ayaa sheegay in koox ka tirsan Al-Shabaab oo wata mid kamid ah gawaarida dadweyanaha ay yimaadeen halka ay fadhiyeen ciidamada Dawladda, dabadeedna ay tacshiirad ku fureen askarta.Kooxda weerarka geysatay ayaa horey u qaadatay hubkii askarta la laayay.Al-Shabaab ayaa sheegatay weerarka, iyagoo intaa ku daray inay dileen todobo askari, horeyna ay u qaateen lix qori.Illaa hadda Milatariga Dawladdu kama hadlin weerarka ka dhacay Balcad. Wararkii ugu dambeeyay weerar askar lagu laayay oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe was last modified: May 21st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post SAWIRO: Taliyaha cusub ee loo magacaabay qeybta 60-aad oo xilka la wareegay next post Ruushka oo talaabo adag ka qaaday dalka Finland You may also like Saaxiibbada Caalamka oo Boorriyay in la Xalliyo Muranka Siyaasadda, Xooggana la saaro Doorashooyinka 02/10/2021 Laamaha Amniga oo Muqdisho ku qabtay Rag dhac ka geysanayay 10/07/2022 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 14/12/2022 Dhageyso:- Barnaamijka Kulanka Warsan 16/02/2022 Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka? 15/06/2020 Dowladdii Sweden oo maanta la riday 21/06/2021 Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo kawada hadlay dhimista ciidamada ATMIS 12/08/2023 Taliye Xijaar “Majiro Musharax aan u diidnay Warqadaha Dambi la’aanta iyo mid aan siinay”. 01/08/2021 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 11/10/2017 Dil ka dhacay degan ka tirsan Galgaduud & xiisad ka taagan 05/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.