Amar kasoo baxay Kooxda Taalibaan oo Maanta ka dhaqan galay dalka Afghanistan written by Warsan Radio 23/05/2022 Dalka Afghanistan ayaa maanta waxaa ka dhaqan galay amar ka soo baxay hoggaanka sare ee Taliban kaasi oo farayay Dumarka Wariyeyaasha ah ee wararka ka akhriyo Telefashinada Dalkaasi in ay wajiga xirtaan.Amarkan ayaa waxa uu saameyn doonaa dhamaan Telefashinada dalkaasi iyo Gabdhaha wariyayaasha ah.Mid ka mid ah milkiilayaasha Telefashinada dalkaasi Afghanistan ayaa sheegay in ay lumin doonaan Rag ama niman badan oo hada ku taxan barnaamijyada iyo wararka ay soo gudbiyaan gabdhaha wariyayaasha ah ee ka baxa Telefashinkiisa. Amar kasoo baxay Kooxda Taalibaan oo Maanta ka dhaqan galay dalka Afghanistan was last modified: May 23rd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Maxaa looga hadlay Kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Jubbaland? next post Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta xilka kala wareegaya Farmaajo You may also like Daawo Video: Lacag Xildhibaanada DFS Oo Gaarsiyeen Shacabka Ku Dhibaataysan Degmada Berdaale 11/11/2019 Taliska Booliska Oo Ka Hadlay Qaraxyo Ay Ciidanka Ammaanka Qabteen Iyo Raggii Waday 13/11/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 17/06/2022 Ganacsade Caan ahaa oo lagu dilay degmada Cabudwaaq & faah faahin kasoo baxeysa 12/12/2022 Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Eng. Maxamed Cumar Saalixi 02/09/2021 Akhriso Wararkii UDanbeeyay Alshabaab oo xalay weeraray deegaanka Ceeldheere ee gobolka Galgaduud 15/01/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 19/11/2019 Ra’iisul Wasaare Rooble oo cambaareeyay qarixii ka dhacay Muqdisho 25/11/2021 Kulan looga hadlayay Amniga Gobalka Benaadir oo lagu qabtay Muqdisho 03/06/2020 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo u ambabaxay Magaalada Baraawe iyo Ujeedkiisa 03/10/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.