Madaxweynaha Puntland oo kulan gaar ah la yeelanaya Taliyeyaasha Ciidamada written by Warsan Radio 19/06/2022 Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni in uu kulan gaar ah Magaalada Garoowe kula yeesho Taliyeyaasha Hay’adaha Amniga dowlad Goboleedka Puntland.Kulanka ayaa Madaxweynaha waxaa uu warbixino kaga dhageysan doonaa Saraakiisha Ciidamada, isla markaana uu farayo in la adkeeyo Amniga guud ee degaannada Puntland.Dhowr jeer oo hore ayaa Madaxweynaha Puntland waxaa uu ku amray Saraakiisha Ciidamada inay dardar geliyaan howlaha lagu sugayo Amniga guud ee degaannada Puntand.Kulankaan ayaa kusoo aadaya xilli Madaxweyne Deni uu sidoo kale maanta la ballansan yahay xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo uu ku casumay kulan qado ah oo albaabadu u xiran yihiin, kadib markii ay soo baxeen mooshin ay kula xisaabtamayaan Xukuumaddiisa. Madaxweynaha Puntland oo kulan gaar ah la yeelanaya Taliyeyaasha Ciidamada was last modified: June 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post QM oo dalbatay in laga hortago xadgudubyada Haweenka loogu geysto Soomaaliya next post Dhageyso:-Warka Galab ee Radio Warsan You may also like Dagaalka Ukraine iyo Wararkii ugu dambeeyay 17/03/2022 Dowlad Goboleedkii sedexaad oo Maanta soo geba-gabeeysay doorashada Golaha Shacabka 18/03/2022 Putin oo ka hadlay Israa’iiliyiin lagu weeraray Ruushka iyo Mareykanka oo ka jawaabay hadalkaas 31/10/2023 Xiisad ka Taagan Magaalada Baladweyne 18/06/2023 Maamulka Puntland oo shuruud ku xirtay ka qayb galka shirka uu Farmaajo ku baaqay 28/04/2021 Galmudug oo shaacisay sida laga yeelayo hadii la qabto rag uu kujiro Sheekh Shaakir 18/05/2022 Weerar dhimasho badan dhaliyay oo laga fuliyey dalka Canada 20/04/2020 Dhageyso;- Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan 26/08/2022 Amiirka Cusub ee dalka Kuwait oo la dhaariyay 30/09/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 18/10/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.