Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Ergada dhex-dhexaadinta written by Warsan Radio 21/06/2022 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu maanta la kulmay ergadii iskood isku xilqaamay ee ku howlanaa sidii ay isugu soo dhaweyn lahaayeen xukuumadda iyo asxaabta mucaaradka.Ergadan ku howlan xal u helidda arrimaha siyaasadeed ee cakiran ee Somaliland ayaa hore waxa ay ula kulmeen madaxda mucaaradka.Ergadan waxa ay sheegeen inay qaadeen tallaaba muhiim ah oo ay dhinacyadu isugu soo dhawaynayaan, hasayeeshee qoraal ka soo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay in Golaha Guurtida ay sharci ahaan Somaliland u qaabilsayihiin xallinta khilaafka, iyagana ay tahay in laga war-sugo qaabka loo galayo hawsha. Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Ergada dhex-dhexaadinta was last modified: June 21st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday rag ku eedeysan dil & weeraro bambaano next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 01/12/2020 Hogaamiyha mucaaradka kenya Raila Odinga oo diiday inuu manta ka qeyb galo caleema-saarka William Ruto 13/09/2022 AMISOM oo War cusub kasoo saartay ammaanka Shirka Madaxda ee Afisyooni 22/03/2021 Dil ka dhacay Magaalada Baladweyne iyo faah faahin kasoo baxeysa 03/08/2020 Sheekh Cabdiraxmaan Al-sudeysi oo ka hadlay talaalka COVID-19 ee maalmaha bisha Ramadaan 21/03/2021 Qaramada Midoobay oo wal-wal hor leh ka muujisay xaaladda Somalia 25/08/2020 Sawiro: Maamulka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka furay Shir muhiim ah oo looga hadlayo Hiigsiga Caasimada 07/08/2017 Itoobiya oo Madaxda hey’adda Caafimaadka aduunka ku eedaysay inay la shaqayso TPLF. 19/11/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 07/03/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 30/01/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.