Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 22/06/2022 Dagaalada oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa ay xalay Ciidamada dowladda iyo Xubno kagirsan Ururka Al-Shabaab ku dhexmareen degmada Afgooye iyo degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Bariire, halkaas oo ay weerareen Xubno katirsan Urutka Al-Shabaab, waxaana illo dadka degaanka ah ay sheegeen in ilaa Saddex Jeer kaliya ay xalay weerar ku qaadeen Al-Shabaab degaanka Bariire.Sidoo kale Al-Shabaab ayaa xalay weeraray Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ee ku sugan Buundada yar ee degmada Afgooye, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo Ciidamada dowladda kasoo gaaray dagaaladaas.Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa aad ugu badan dagaalada u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab wallow ay barbar socdaan howlgallo ay sameeynayaan Ciidamada kala duwan ee dowladda Soomaaliya. Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika You may also like Akhriso Shirka Dhuusamareeb 3 oo lagu gaaray heshiis doorasho oo ka kooban 17 qodob 21/08/2020 Xukuumadda Soomaaliya oo sheegay in la xoojinayo dagaalka ka dhan ka ah Alshabaab 22/04/2024 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabay Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta KGS. 22/10/2020 Dowlada Soomaaliya oo maanta lagu wareejiyay labo Diyaaradood oo helicopter ah (Sawirro) 14/05/2020 Shacabka Imaaraadka oo billaabay kacdoon ka dhan ah xiriirka lala yeeshay Israel 25/08/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 12/06/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 29/06/2019 Saciid Deni oo sharci darro ku tilmaamay ridistii Kheyre, kuna eedeeyay Madaxweyne Farmaajo… 27/07/2020 Ciidamada Itoobiya ee ku sugnaa degmada Doolow oo deg deg looga qaaday 20/12/2022 Weerar qaraxyo ku billaawday oo lagu qaaday Saldhigyo ku yaalla Sh/ Hoose & Jubbada Hoose 11/02/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.