Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika written by Warsan Radio 22/06/2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u yihiin duulaanka Ruushka ee ka socda Ukraine.Hadalakan ayuu madaxweynaha sheegay xilli uu shalay khudbad u jeedinayay Midowga Afrika (AU).Duullaanka Ruushka, iyo xannibaadda uu ku hayo Dhoofinta Qamadiga ee Ukraine, ayaa waxa uu sababay in malaayiin qof ay halis ugu jiraan gaajo.Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay wadahadal degdeg ah si loo soo celiyo xasilloonida caalamka. Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay next post Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay go’aan ka gaareyso xirnaanshaha Muqtaar Roobow You may also like Dhageyso:-Dood ku saabsan Siyaasada Dalka. 20/09/2020 Dhageyso:-Warka Caawa ee Idaacada Warsan 09/12/2021 Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Bulshada Gaar Ahaan Waxbarashada 26/03/2022 Madasha Xisbiyada oo taageeray Shirka Maamul goboleedyada ee ka dhacaya 07/07/2020 Dhageyso: Tababar Labo Maalin Socday Oo Loo Qabtay Xildhibanada Goliyaasha Degmooyinka Xudur Iyo Berdaale. 02/07/2019 DHAGEYSO: Warka Caawa ee Idaacada Warsan 13/04/2020 Dagaal ka dhacay Gobolka Bakool & faah faahin laga helayo 08/02/2021 Soomaaliya oo kahadashay dilalka Soomaalida loogeysto oo ka dhaca dalka Jarmalka 26/08/2022 Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka ka dhacay Deegaanka Camaara 24/08/2021 Akhriso:-Afar rux oo rayid ah ku dhinteen Qarax ka dhacay Buulo-Mareer 12/05/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.