Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta written by Warsan Radio 22/06/2022 Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ugu yaraan toddoba qof oo Soomaali xoolo dhaqata ah lagu dilay deegaan lagu Magacaabo hilada Qoorka oo ku dhow Webiga Awash ee mara deegaanka Canfarta halka dhawr kalena lagu dhaawacay.Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka soo jeeda qowmiyadda Canfarta ay weerar ku qaadeen xoolo dhaqato Soomalai ah oo u arooray wabiga, halkaa oo sidoo kale la sheegay in lagu qaaday xoolo gaaraya ilaa afar kun oo neef.Weerarkan ayaa imaanaya maalmo xilli usbuucyadii la soo dhaafay ay socdeen dedaallo lagu dhex-dhexaadinayo colaadda labadani qowmiyadood ee dirirtoodu soo jiitameysa in muddo ah. Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Jaamacaddii ugu horeysey oo laga hirgaliyey Degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay next post Waan waan laga dhex-bilaabayo Xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka You may also like Kuuriyada Waqooyi oo soo Bandhigtay Maraakiibta ku howlgala hubka Nukliyeerka 08/09/2023 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee iDaacada Warsan 11/01/2023 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 24/07/2021 Dhageyso:-DUQEYN KA DHACDEY GOBOLKA BAAY 24/01/2019 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 29/01/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 04/07/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 01/12/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 18/05/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 25/11/2020 Taliska Booliska Baladweyne Oo Ka Hadlay Qaraxyadii Lagu Le’day Ee Ka Dhacay Magaaladaas 24/03/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.