Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta go,aan ka gaari doona Miisaaniyadda dowladda written by Warsan Radio 30/06/2022 Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta markii Saddexaad yeelanaya kulan wadajir ah, kaas oo ku saabsan sii wadidda Akhrinta 3aad ee Miisaaniyadda Qaranka 2022.Labadii maalmood Xildhibaanada labada Aqal oo kulan yeeshay ayaa waxaa hortegay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ay su’aalo adag weeydiiyeen, iyaga oo siweyn uga dooday miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2022.Xildhibaannada labada Aqal ayaa Wasiirka Maaliyadda ku eedeeyay in Afartii sano ee uu xilka haayay Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wasaaraddiisa sameyn xisaabxir, isla markaana ay maqan tahay lacag dhan 193 Milyan oo Dollar.Guddoomiyaha Golaha mudane Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in maanta ka d go’aan laga soo gaari doono miisaaniyadda dalka. Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta go,aan ka gaari doona Miisaaniyadda dowladda was last modified: June 30th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Ra’iisul Wasaare Xamse oo shaaciyay nooca Xukuumadda uu soo dhisi doono You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 23/01/2021 War deg deg ah qarax ka dhacay magaalada baydhabo zoona dahabshiil. 08/09/2017 BAYDHABO IYO LABA KUN IYO LIX TOBAN 23/12/2016 Booliska Nigeria oo lagu eedeeyay toogashada haaweeney xaamilo ah 28/12/2022 Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay ka mid noqoshada Urur Goboleedka Dallada Bulshada Bariga Afrika 02/06/2023 Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha 16/01/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 13/10/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 07/07/2020 Kulan looga hadlaayey Amniga oo Lagu qabtay Degmada Xudur. 01/12/2022 Dhageyso: Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 14/02/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.