Ra’iisul Wasaare Xamse oo shaaciyay nooca Xukuumadda uu soo dhisi doono written by Warsan Radio 30/06/2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad ballaaran oo ay soo abaabuleen aqoonyahanno wax ku soo bartay dalka Malaysia oo ay ku jiraan mudaneyaal ka tirsan BFS, taas oo lagu soo dhaweynayay magacaabistii iyo kalsooni siintii Baarlamaanka ee Ra’iisul Wasaaraha.Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in ay nasiib darro tahay in Shacabkeennu gaajo iyo harraad u dhintaan iyadoo ay biyaha webiyadu u muuqdaan, dalka intiisa badanna la isugu safro diyaarado sababo ammaan dartood, taas oo dowladda iyo shacabkaba uga baahan isbaddel dhab ah.Waxaa uu sheegay in uu soo dhisi doono xukuumad tayo leh oo dalka ka saarta dhibaatada culus ee ka taagan ee dhanka Ammaanka, Abaaraha iyo Musuq maasuqa.Waxaa uu xusay in xukuumaddiisa ay kasoo dhex muuqaan doonaan xubno lagu yaqaano karti iyo ka shaqeynta Amniga dalka ayna muhiim tahay in la helo ciidan Tayaysan.Xamse ayaa xusay in xafiiskiisa iyo Ammaankiisa ay ilaaliyaan ciidamo Shisheeye, taasina ay tahay nasiib daro heysta umadda Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaare Xamse oo shaaciyay nooca Xukuumadda uu soo dhisi doono was last modified: June 30th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta go,aan ka gaari doona Miisaaniyadda dowladda next post Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Tartan aqooneedka habeenkii koowaad 14/04/2021 Dhageyso kulanka warsan radio ee magaalada baydhabo, 01/05/2017 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacda Warsan 01/04/2022 Dowladda Kenya oo ku dhawaaqday Xayiraado cusub oo la xiriirta Covid-19. 31/07/2021 Sawiro:-Kulan Looga Hadlayey Ka Hortaga Askareynta Caruur Oo Maanta Lagu Qabatay Magaalada Baydhabo 08/09/2022 Video Akhriso:- Shariif Xasan oo ku dhawaaqay Wasiiro kooban 30/07/2017 Midowga Musharaxiinta oo ku baaqay in isbedel lagu sameeyo Hoggaanka NISA 04/09/2021 Akhriso:-Booliska Soomaaliya oo weerar, garaacis iyo qalab ka qaadis ugu geystay suxufiyiin magaalada Muqdisho 04/11/2019 Dib u dhac ku yimid Diiwaan gelin doorasho ee gobolka Nugaal 07/02/2023 Golaha Wasiirada Jubbaland oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka soo socda 22/10/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.