Booliiska Denmark ayaa sheegay in nin hubaysan oo rasaas ooda uga qaaday dad ku sugnaa goob laga dukaamaysto. Xarunta ayaa ku taal magaalada Copenhagen ee caasimada ah Denmark.
Dad badan ayaa dhaawac iyo dhimasho soo gaartay sida laga soo xigtay Booliiska. Nin lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyey weerarka ayaa Booliisku gacanta ku dhigeen.
DEG DEG: Nin hubeysan oo weerar ku qaaday xarun laga dukaamaysto was last modified: July 3rd, 2022 by Warsan Radio