Nin dil ugu hanjabay Xildhibaan Ilhan Cumar oo xukun lagu riday written by Warsan Radio 14/07/2022 Maxkamad federaal ah oo ku taalla dalka Mareykanka ayaa dhawaan ku xukuntay saddex sano shaqo adag ah iyo ganaax dhan $7,000 oo doolar, nin u hanjabay Ilhaan cumar, sida ay ku warrameen qaar kamid ah warbaahinta Mareykanka.Ninkan ayaa hadda ka hor la sheegay in farriin Email ah uu u diray Ilhaan Cumar isagoo ugu hanjabay in uu dilayo.Sidoo kale waxaa la sheegay in isla farriintaas hanjabaadda dil ah uu u diray saddex xildhibaan oo kale oo ka tirsan Aqalka Koongareeska Mareykanka.Ninkan oo lagu magacaabo David George Hannon, oo 67 jir ah ayaa bishii April qirtay in dambiga ah in uu dilka ugu hanjabay xildhibaanada kadib markii farriin ugu diray Email-ka.Wuxuu mari doonaa baaritaan dhanka maskaxda ah iyo in uu isticmaalay daroogo.Xildhibaanada uu ninkan hanjaabadda dilka ah kula kacay ayaa kala ah Ilhaan Cumar oo aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka ku matesha Minnesota, Alexandria Ocasio-Cortez oo laga soo doortay New York, Ayanna Pressley oo laga soo doortay Massachusetts iyo Rashida Talib oo laga soo doortay Michigan, sida ay ku warrantay warbaahinta Tampa Bay Times.Xilliggii uu arrintaas sameynayay waxay xildhibaanada qabteen shir jaraa’id bishii July ee sanadkii 2019-kii xilli ay dhaleeceynayeen madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo sheegay ‘in xildhibaanada ay dib ugu laabtaan dalalkii ku caanbaxay dambiyada’Hanjabadda waxay mid ‘aad u fool xun oo aan habbooneyn dhinac walba’ sida uu sheegay garsooraha maxkmadda Kathryn Kimball Mizelle.Bbc Somali Nin dil ugu hanjabay Xildhibaan Ilhan Cumar oo xukun lagu riday was last modified: July 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Somalia oo baaq la xiriira Abaaraha u dirtay dowladda Jarmalka next post Dhageyso:-Warka Subax ee Radio Warsan You may also like Dhageyso:-Aqalka Sare oo Ka Xumaaday Faragelin Lagu Haayo Doorashada KGS 04/11/2018 Dhageeyso+sawiro:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Ramadaan Caawa waxaa Tartamay Xaafadaha Bardaale A iyo Salaameey B 10/06/2017 JILIB: MADIXII AMNIGA DIBADA ALSHABAAB OO LAKHAARIJIYEY. 03/09/2020 Meydka Taliyihii hore ee Ciidamada Booliska General Axmed Jaamac oo lagu aasay Muqdisho 12/03/2021 Xasan Sheekh oo faahfaahiyay kulankii Guddoonka Baarlamaanka iyo Madasha Xisbiyada 30/07/2020 Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta dhaceysa 22/02/2022 Puntand oo askar u xirtay is-rasaasayn xalay ka dhacday magaalada Garowe 07/11/2021 AKHRISO+SAWIRO:-Hay,adda Human Appeal oo Gargaar raashin iyo Qalabka hoyga u qeybisey Barakacayaasha Baardheere 26/07/2018 Deegaannada Soomaaliland oo Laga Helay Kiisas Cusub oo Coronavirus A 07/06/2020 Daawo Video :-Qasaaro isugu jirto dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalo ka dhacay deegaao ka tirsan Gobolka Baay 18/03/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.