Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 9aad waxaa looga hadlaya HAWEENKA GANACSIGOODA U WAAYA MAALGASHI TOOSA MA HELI KARAAN MID DADBAN.barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri bidhaan) Iyo Wariye; Muxudiin Xasan Maxamed (Xusni)
Dhageyso;- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 9aad
previous post