Ilhan Cumar oo markale guuleysatay written by Warsan Radio 10/08/2022 Ilhan Cumar ayaa markale ku guuleysatay tartankii doorashadda isreeb-reebka ee ay kursiga Congress-ka ugu jirtay Xisbigga Dimuquraadiga ee dalka Mareykanka.Doorashadda ay Ilhan Cumar ku guuleysatay ayaa noqonaysa tii ugu adkeyd ee ay gasho intii ay bilowday loolanka siyaasadeed ee dhowrka jeer laga soo doortay gobolka Minnesota. kaddib markii ay ku guuleysatay doorashadda isreeb-reebka ee xisbiga DFL.Ilhan Cumar ayaa musharax malatalaya xisbiga Jamhuuriga la tartami doonta bisha November 2022.Sidoo kale waxaa jira musharriiin kale oo Soomaalia ah oo isugu jira rag iyo dumar oo iyana ku guuleystay doorashadii is reeb-reebka ee xalay ka dhacday dalka Mareykanka. Ilhan Cumar oo markale guuleysatay was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen next post Wararkii ugu dambeeyay khasaaraa ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan You may also like DHAGEYSO: Warka Caawa ee Idaacada Warsan 11/04/2020 Soomaaliya & Masar oo hesiis cusub kala saxiixday 24/01/2023 Baxrayn ayaa ku racday sucuudiga inay muwadiniintisa kala baxan lubnaan 06/08/2023 Akhriso:- Wasiirro arrimo dibeddeedka dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo soo gaaray Muqdisho 17/10/2018 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaarey degmada Diinsoor 03/03/2020 Villa Somalia oo war kasoo saartay kulan Hordhac ah oo ka dhacay Dhuusmareeb (Sawirro) 17/08/2020 Dowladda federalka oo ku eedeysay qaar kamid ah dowlad goboleedyada in ay masuul ka yihiin dib u dhac ku yimaada doorashada 29/11/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 08/02/2021 Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo jadwal doorasho soo saaray (Akhriso) 23/12/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 18/01/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.