Baydhabo-{WMN}-Abwaan Maxamed Xasan Cusmaan anjeex oo xaley ku geeriyooday Magaalada Baydhabo, wuxuu ka mid ahaa Abwaanada soomaaliyeed ,iyaado la xasuusan yahay door muhiimka aha uu kaaso Qataay dhismaha dowladnimada soomaliya wuxuna abuwanka 1960-kii calanka soomaaliyeed uu ku saaray Magaalada kismaayo.
Abwaan Anjeex ayaa ku dhashay Degmada Afgooye 1943 wuxuu Abwaanka uu ahaa Qof Saaxiib la ahaa Bahda Waxbarashada.Fanka iyo Saxaafadda,Culomowdinka,odayaasha dhaqanka ,wuxuuna saqiir iyo Kabiir u qadariin jiraay si xushmad iyo walaalnimo ey ku dhehned oo isku mid ah,
Abwaanka, aya luugu xasuusta si weyn u nooleyn jiray AfkaMayga ,wuxuna macalin unoqday si Bulshada ubaarato farta Mayga
Abuwanka aya qorey Boogag kala duwan oo ku qorna afka Mayga wuxuna marwalba ku talin jiray in lahormariyo Afka Maayga,
Halyeygii Halkanga dheer usoomaray Dadkiisa iyo Dalkisa ayaa Maanta lagu Aasay Magalaada Baydhabo, Salada Janaasada aya laguula tukadaay masjiid Mid ka mid ah masajidaada ku yaala Magalaada Baydhabo
Waxa tarkhida abuwanka iyo wayahiisa soo jireenka warbahinta kaaga warbixiyay masuuliyinti kaso qeyb gashaay aska abuwaanka
Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ,Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada Abdifataha samaafle oo ku sugna Gobta tacsida aya ka hadlaay Geerida ku timid Abuwanka
Agasimaaha warbahinta warsan Hilal sheekh Shuceyb iyo malaaq deroow oo kamid ah oodayasha dhaqanka kgs oo qeyb ka ah aska marxuumka aya rabbi kaaga baryeey in uu ka waraabi jantuul fardoowso cod
Allah ha u Naxriiste Abwaan maxamed Hassan osmaan Anjeex oo kamid ahaa Abwaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Maalmihi la soo dhaafay ku Xanuunsanaa Gurigiisa ku yaala Gudaha Magaalada Baydhabo.