Soomaaliya iyo Finland oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac written by Warsan Radio 08/10/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Finland, Mudane Matti Vanhanen.“Maanta waxaan khadka taleefoonka kuwada hadalnay Guddoomiyaha Baarlamaanka Finland Mudane Matti Vanhanen, waxaana kawada hadalnay xiriirka iyo saaxibtinimada labada baarlamaan iyo wada shaqeeyntooda, sidoo kale waxaan isla soo qaadnay xiriirka soo-jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal, iyo iskaashiga labada dowladood ee Soomaaliya iyo Finland ee dhinacyada horumarka iyo kobaca dhaqaalaha”Guddoomiye Sheekh Aadan oo la hadlay dhigiisa Finland ayaa sheegay in laga wada shaqeeyo xiriirka soo-jireenka ah ee ka dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Finland. Soomaaliya iyo Finland oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac was last modified: October 8th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ku baaqay in loo Midoobo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab next post Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday baahinta wararka Al-Shabaab You may also like Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 12/01/2022 Gudoomiyihii maamulka Garissa oo la soo taagay Maxkamad ku taalla Nairobi (Sawiro) 15/09/2020 Midowga Musharaxiinta oo Afar qodob ka soo saaray kulan ay maanta yeesheen 29/08/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 17/06/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 10/06/2021 Dowladda Somalia oo shaacisay kiisas cusub oo COVID-19 ah 10/12/2021 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 21/11/2017 Wejiga hore ee shirka Dhuusamareeb oo la soo geba-gabeeyay (SAWIRRO) 12/07/2020 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 03/05/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 01/09/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.