Soomaaliya oo ku guuleysatay tartanka bariga iyo bartamaha Afrika written by Warsan Radio 16/10/2022 Soomaaliya ayaa ku guuleysatay tartanka bariga iyo bartamaha Afrika kadib markii ay 3-1 kaga adkaatay South Sudan ciyaar ka dhacdey magaalada Addis Ababa.Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay guusha weyn ee ay gaareen Kooxda Xulka Qaranka ee Da’yarta ka yar 17 sano.Kooxda oo cayaarta final-kaga adkaatay South Sudan 3 — 1, ayaa Ra’iisul Wasaare Xamse uu sheegay inay umadda Soomaaliyeed u soo hooyeen guul, sharaf iyo magac.Mudane Xamse oo habeen hore kulan dhiirigelin iyo dardaaran ah la yeeshay kooxda iyo macallinkooda, ayaa sheegay inay ka soo dhalaaleen doorkooda — shacabka Soomaaliyeed iyo Xukuumadoodana ay si heer sare ah u soo dhaweyn doonaan. Soomaaliya oo ku guuleysatay tartanka bariga iyo bartamaha Afrika was last modified: October 16th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Digniinta ay soo saartay Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya next post Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qarax ka dhacay dalka Turkiga You may also like Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 28/11/2021 Wasiir Beyle oo Xubno ka tirsan Beesha Caalamka shir la yeeshay 27/04/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 26/04/2021 Galmdudug, Hir-Shabeelle & Jubbaland oo ka wada hadlay doorashooyinka socda 10/05/2022 Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya 18/04/2021 Hay’adaha Amniga Koonfur Galbeed oo lagu amray dhaqan-gelinta Amaro lasoo saaray 18/03/2021 Sawiro: Masuulin Katirsan Dowlada FS Oo Soo Gareen Magaalada Baydhabo. 05/03/2020 Xilliga ay dhacayaan doorashooyinka Madaxweynaha Somaliland & tan Xisbiyada oo la shaaciyay 17/07/2023 Dhageyso;- Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka 24/10/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 28/11/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.