Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo Gole degaan yeelan doonta written by Warsan Radio 29/10/2022 Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa shaacinaysay jadwalka shaqo ee Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Dhuusomareeb.Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa markii ugu horreeysay yeelan doonta golaha deegaanka magaalada.Waxay noqon doontaa magaaladdii Saddexaad ee Galmudug ku taalla ee loo dhiso gole deegaan oo soo doortay Gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa. Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo Gole degaan yeelan doonta was last modified: October 29th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan next post U.S. says North Korea policy unchanged after nuclear remark raises eyebrows You may also like Dab ka kacay Xarunta Baarlamaanka Koonfur Afrika 02/01/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 11/06/2020 Taliye Odowaa oo ka hadlay ciidamadii shalay gadoodka ka sameeyey Muqdisho 22/06/2020 Dhageyso:-Wareegii 2-aad ee Tartan aqooneedkii oo lasoo gabagabeeyey. 14/05/2020 Akhriso:-Bangiga Adduunka oo 30 sano kaddib oo u oggolaaday Soomaaliya deeq lacageed 26/09/2018 Mashruuca ka soo Kabashada Xasaradaha oo maanta laga furay magaalada Kismaayo 12/10/2020 Madaxweyne Farmaajo oo guddi u magacaabay baaritaanka Kiiska Ikraan Tahliil Faarax 13/09/2021 Ciidamada Dowladda & kuwa Hir-Shabeelle ayaa howlgal Wadajir ah sameeyay 07/12/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Beeraha qeybtiisa 12 aad 13/03/2022 Hoggaamiyaha SSC-khaatumo oo Maanta kusoo wajahan Muqdisho 06/10/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.