Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya Shir Madaxeedka 31aad ee dalalka Carabta written by Warsan Radio 01/11/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Khartuum ee dalka Suudaan si uu ugu sii gudbo dalka Aljeeriya.Madaxweynaha ayaa Magaalada Khartuum kula kulmay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Suudaan Sarreeye Guud Yaasiin Ibraahim Yaasiin, iyaga oo ka wada hadlay iskaashiga la xiriira dhanka amniga.Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada ayaa waxaa lagu sheegay in Madaxweynaha oo xoogga saaraya sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa dagaalka lagu ciribtirayo Al-Shabaab uu ka qeyb-galayo Shir Madaxeedka Dalalka Jaamacadda Carabta oo ka dhacaya dalka Aljeeriya.Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa waxaa ay kulamo doceedyo kala duwan la qaadan doonaan Madaxda dalka Aljeeriya uga qeyb galeyso Shir madaxeedka 31aad ee dalalka Carabta.Wararka ay Risaala heshay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya uu uga sii gudbi doono markii uu dalka Aljeeria uga qeyb galo shirka dalka Masar, si uu madaxda dalkaas ugala hadlo sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya Shir Madaxeedka 31aad ee dalalka Carabta was last modified: November 1st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacda Warsan next post ATMIS ku dhawaaqday in Ciidamada dowlada ay la wareegi karaan mas’uuliyadda amniga dalka You may also like Video Madaxweyne Farmaajo oo ku Guuleystay inuu soo Afjaro Xiisadii ka taagneyd Cadaado 23/01/2018 Dowladda Qatar oo Safiir Cusub u soo Magacaabatay Soomaaliya 17/10/2022 Ciidamada DF oo howlgallo kula wareegay deegaano ku yaalla gobolk Baay 19/04/2020 Akhriso Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Magacaabay Guddoomiye Ku Xigeen maaliyada Shabeelaha hoose 08/09/2020 Dhageyso-Abwaan Xasan Hoborow oo ka dalbaday Maamulka KGS Cawinka Cosaday 05/10/2017 RW Rooble oo Magacaabay Guddi ka kooban Shan xubnood 01/01/2022 Taalibaan oo xirtay wasaaradda haweenka Afghanistan 19/09/2021 Kheyre oo kulan la yeeshay guddoomiyaha Aqalka Sare 21/09/2020 Madasha Xisbiyada Qaran oo dalbatay Ciidanka aan AMISOM ka tirsaneyn in dalka laga saaro 10/06/2020 Hogaamiyaha militariga Sudan oo Shuruud ku xiray in wadahadal lala furo 05/03/2024 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.